26th July 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah caruurtii Sool laga qaaday ayaa dhaawac la soo gaarsiiyey, kuna jira xaalad adag oo suuxdin ah

Gool-hayahii gobolka Sool, Yuusuf Lambaasa, ayaa suuxdin ku jira caawa, kaddib dhaawac shalay ku gaadhay ciyaar ka tirsan Koobka Somaliland, oo maalmo ka hor ku heesayey Hargaysa yaa iska leh.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*