19th May 2024  admin  Category :

Duqa Degmadda Badhan ayaa ka daahfuray Maglada Badhan Mashruuca wacyigelinta iyo latacaalida xanuunka covid-19 oo ay degmooyinka puntland ka bilowday Wasaaradda Arimaha Gudaha oo Kaashanaysa Hay’addaha ay Bahawadaagta yihiin wasaaradda iyo Maamuladda Degmooyinka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*