Dabka Los Angeles

Sawirro muujinaya saameynta dabka Los Angeles iyo sida uu magaalada u baabi’iyay

Waa sawirro awood badan oo ku saabsan burbur, khasaaro iyo geesinnimo.

Dabka ayaa aad ugu faafay Los Angeles, isagoo kumannaan qof ku qasbay inay qaxaan iyagoo badqabkooda u baqaya wuxuuna sidoo kale burburiyay guryo ad u qurux badan iyo kuwo kharash badan uu ku baxay.

Iyadoo dabku uu sii faafay, sawirradan xoogga badan ayaa inoo sheegaya sheekooyin ku saabsan baqdin, murugo iyo niyad-jab iyo dadka oo garab isku siinaya magaalada California.

Mareykanka
Qoraalka sawirka,Dab-damiyeyaasha ayaa xakameeyay dabkii ka holcayay magaalada Pacific Palisades

Calaamadda ugu horreysa ee walwalka ay dad badan qabeen ayaa ahayd qiiqa adag ee kasoo baxayay buuraha aagga Pacific Palisades ee magaalada Los Angeles, oo xad la leh Santa Monica iyo xeebta caanka ah ee Mal

Mareykanka
Qoraalka sawirka,Santa Monica oo meel fog laga arkayo qiiqa dabka Palisades

Dadka LA ayaa la qabsaday dabka balse dabkan Palisades degdeg ayuu u faafay iyadoo waxba laga qaban waayay. Cimilada qallalan iyo dabeylaha xooggan ayaa dabka sii holciyay waxayna adkeeyeen in wax laga qaban waayo.

Mareykanka
Qoraalka sawirka,Dabeylaha ayaa sii holciyay dabka buuraha kasoo kacay
Mareykanka
Qoraalka sawirka,Sawirrada dayax-gacmeedka ayaa muujinaya qiiq kasoo baxay dabka kasoo kacay buuraha gaarayna badda
Mareykanka
Qoraalka sawirka,Diyaaradaha ayaa isku dayayay inay damiyaan dabka iyagoo biyo ku shubayay holaca
Mareykanka
Qoraalka sawirka,Dab-damiyeyaasha ayaa ugu dambeyn isku dayay inay badbaadiyaan guryaha

Dadka ayaa lagu amray inay guryahooda isaga baxaan. Qaar ayaa keliya heystay daqiiqado ay ku qaataan alaabahooda qaaliga ah ayna isaga baxaan

Mareykanka
Qoraalka sawirka,Dadka ku jira guryaha dadka lagu xannaaneeyo ayaa u baahday caawinaad si ay halkaasi isaga baxaan
Mareykanka
Qora alka sawirka,Dadka hoy la’aanta ah ayaa sidoo kale lagu dhiirrigeliyay inay raadsadaan meel ay ku hoydaan
Mareykanka

Jacaylkii gobolka Bay ka yimid ilaa Buuraha Cal madow

Jacaylkii Maryan u qaaday argagixisada iyo habeenkii ay Badhan seexatay.

Maryan Cabdi Iskud, waxay ka soo jeedaa gobolka Bay, waxayna jacayl u qaaday mid ka mid ah argagixisada Alshabaab ee ku dhuumaalaysta buuraha Cal madow

Jacaylkii ay Maryan uga timid Koonfurta Soomaaliya oo ay doonaysay inay Jacaylkeeda kula kulanto Buuraha Calmadow si sahlan ayeey ku heshay sida aad ku daawan doonto muuqaalka hoose.

Hadaba su’aasha is waydiinta mudan ayaa waxay tahay sababta muddo 15 sano ah aan gobolka Sanaag loogu qaban hal qof oo aragagixiso ah oo buurta Calmadow u socda iyo Jacaylkooda ka daba imanaya ? . Sidee ku dhacday in Maryan oo aan waligeed Waqooyiga Soomaaliya iyo Sanaag aan iman in habeenkii ugu horaysay ee ay Badhan timaado ay guri loo soo diyaariyey ka seexato, oo xitaa asakari labisani ku ilaaliyo , subaxdiina markii ay soo kacday gaari loo saaro Xabal shawacle, ka dibna loo sii gudbiyo Dad qalkii ay doonaysay oo inta uu yimaado horay u sii kaxaysto.

Intaas oo dhan waxa ka daran markii ay soo dhamaysatay baashaalkii iyo kulankii jacaylkeeda ee Buuraha Calmadow oo ay doonaysay inay dib ugu labato degaanadeedii ay horay uga timid waxay sii martay Xabaal shawacle, Badhan, Rad, Mindigale Cawsane iyo Ceel daahir, intaba waxa dega beesha Warsangeli, si sahlan ayeey ku dhaaftay, markii danbena waxa lagu qabtay Garowe.

Maryan waxay sheegtay habeenkii ay Badhan timid inuu guriga ka kireeyey Askari qori wata, askarigaasi waa kuwa u shaqeeya maamulka Somaliland ee Badhan jooga ee reer ahaanta lagu difaaco.

Jamhadda Super Power Subeer Awal “SPSPA.”

Beesha Muuse Biixi oo samaysatay Maleeshiyaad u shaqaynaya sida Garxejis 36.

Horay haddii jabhadaha\ii Soomaaliya soo maray ay qaarkood u soo hogaamin jireen Dad aan maskixiyan fayoobeen, jabhaddan cusb ee “SPSPA.” waxa hogaamin doonta Qof dumar ah

Xaaji Hoori ayaa asaasay Bender Jadiidda

“Tuulada Geelwayta ama Bender Jadiidda cusub waxa aasaasay Hori Maxamed Ismaaciil oo Jibriil Siciid ah 1890, maalin kaste waxa u sii kordha muhiimad ganacsi oo wayn, waxa laga dhoofiyaa xabagta, uduga iyo xoolaha yaryar.”

Qoraalkii aan ka qoray Waqdariya waxa aan ku xusay: Sadexda guri ee dhoobada ah ee ku yaallay Waqdariya in ay kala lahaayeen Cali Gari, Maxamed iyo Ciise Odawa. Maxamedka ku xusan Waqdariya ee guryaha dhoobada mid lahaa iyo Hori Maxamedka aasaasay Geelwayte waa isla qof kaliya, si aad qoraalka ka fahmay, qoraalkaygii hore waxa kamid ahaa, in aanan arag meel uu ku xusanyahay Hori inkasta oo daarta sii hadhsan maanta lagu sheegay in Xaaji Hori leeyahay, hadalkaygan kama dhigna diidmo ee waa in la helo tixraac, lahaanshaha uu Hori leeyahayna maaha mid lagu diidayo.

Ilaa aan hubsado magacyada ma soo qoro ama aan helo qoraal ay si rasmi ah ugu xusanyihiin, la soco oo boggan wax uma soo galiyo qaab qabiilaysan