
11th September 2026 admin Category :
Suldaanka guud ee beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo ay weheliyaan Guddigii Shirka Ceelbuh ee Difaaca Ceerigaabo yaa kulan la qaatay Cuqaasho iyo Waxgaradka Beesha Warsangeli ee ku dhaqan Magalada Bosaaso.







