Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Xafladda caleemo saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka DOWLADDA PUNTLAND. …

23rd September 2024  admin  

Sacuudiga oo laga furayo dukaankii ugu horreeyey ee lagu iibiyo khamriga Sacuudi Carabiya ayaa isku diyaarineysa inay caasimadda Riyadh ka furto dukaankii ugu horreeyey ee lagu iibiyo khamriga, kaasi oo si gaar ah ugu adeegi doona diblomaasiyiinta aan muslimiinta aheyn, …

23rd September 2024  admin  

Caleemo saarka Deni ma noqon doonaa madal lagu xalliyo khilaafka Federaalka iyo Puntland Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay marti-qaad u fidiyeen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud si uu uga qayb galo munaasabadda caleema saarka madaxweyne Deni. Wararku …

23rd September 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Dr Xassan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen madaxda Maamulka oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni …