Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Maxaan ka naqaanaa garsooraha Afrikanka ah ee ka codeysay Falastiin kiiskii Maxkamada ICJ Maxkamada Cadaalada Caalamiga ah ayaa ku amartay Israa’iil inay qaado dhamaan talaabooyinka lagu joojinayo falalka xasuuqaa ee Qasa ka dib kiiskii ay maxkamadda u gudbisay dalka Koonfur …

23rd September 2024  admin  

Dawladda Talyaaniga ayey wararku sheegayaan inay marti galin doonto shir madaxeed ay isugu keenayso madaxda dalalka Afrika. In ka badan kala bar dalalka qaaradda ayaa la filayaa inay ka qayb galaan shir madaxeedkaas oo maalmaha soo socda lagu wado inuu …

23rd September 2024  admin  

Doodda ka taagan wax ka beddelka dastuurka Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda ka taagan wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya oo habriaaciisa uu ansixiyey baarlamanka federaalka …

23rd September 2024  admin  

Beelaha Sade ayaa kulan soo dhawayn ah u sameyay madaxda iyo siyaasiyiinta Sade …