Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Eedeeysanihii Dilay Luul Sheekh Cabdi Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab …

23rd September 2024  admin  

Lix qof oo Oromo ah oo lagu dilay Beledxaawo Wararka ka imanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in 6 qof oo ka tirsan qowmiyadda Oromoada la dilay. Guddoomiyaha degmada Beledxaawo Cabdirashid Cabdi Carook ayaa VOA u sheegay in …

23rd September 2024  admin  

Waxa hadda ka dhacaya fadhiga baarlamaanka ee qasbay in madaxweyne Xasan Sheekh uu su’aal ka keeno Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya kulan xasaasi ah, kaas oo aan si rasmi ah loo shaacin ajandaha …

23rd September 2024  admin  

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Faderaalka iyo Saaxibada Caalamka Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta la kulmay ku-xigeenka madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan Horumarinta Karaanka Aadanaha, Marwo …