Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Algeria oo xariga ka jartay Masjidka ugu weyn Afrika Dalka Algeria ayaa Axaddii shalay ahayd xariga ka jaray Masaajid-ka ugu weyn Afrika oo ku yaalla xeebta Mediterranean ka kadib sannado badan oo carqalado siyaasadeed oo u rogay mashruucan inuu dib …

23rd September 2024  admin  

Saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhoolatus Ciidan uga qeyb-galaya Dalka dibadiisa ayaa ka anbabaxay garoonka diyaaraddaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Dhoolatuskan oo ka dhacaya dalka Kenya ayaa waxaa qeyb ka ah dowlado kala duwan …

23rd September 2024  admin  

Xildhibaannada Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista cutubka 2aad ee Dastuurka Xildhibaannada Labada Aqal ayaa aragtidooda ka dhiibtay cutubka labaad ee dib u eegista Dastuurka oo ay ugu horreeyaan arrimaha Diinta, xuquuqda aasaasiga ee muwaadinka Soomaaliyeed sida xorriyadda …

23rd September 2024  admin  

Xiriirka siyaasadeed, kan dhaqaale iyo militari ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga, oo si xowli ah u horumarayay tan iyo sanadkii 2011, ayaa galaya marxalad cusub kaddib “Heshiiskii Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha” ee la kala saxiixday February 8. Sida ku …