Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Akhriso Beelaha ay soo jeedaan Wasiirada dawladda Puntland ee uu magacaabay madaxweyne Saciid Deni Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u magacaabay Golihiisa Wasiirada Cusub. 1. Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ayaa mar kale loo magacaanay Maxamed …

23rd September 2024  admin  

Shirka golaha deegaanka ee QM oo ka furmay Nairobi Shirka Golaha deegaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayada oo ay ka qaygalayaan madaxda iyo wafuud ka kala socota 193-ka dal ee xubnaha ka ah …

23rd September 2024  admin  

Madaxweynaha JFS oo ku adkeeyay hay’adaha amniga inay ka dhabeeyaan hirgelinta Habraaca Xakameynta Hubka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga hadlay dardargalinta hawlgallada ciribtirka khawaarijta, dhammeystirka bixitaanka ATMIS, iyo diyaar …

23rd September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay danjiraha Dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Danjire Dr. Abdalla bin Salim …