Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025 admin
Madaxweyne Culusoow oo Wiilkiisa Xil u magcaabau Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Wiilkiisa, Cabdifataax Xasan u magaacabay Taliyaha Ilaaladiisa gaarka ah ee Villa Wardhiigleey , ka dib markii uu Gaashaanle-dhexe Maslax Maxamuud Maxamed u dalacsiiyey Taliyaha Guutada Ilaalada Madaxtooyada ee …

10th May 2025 admin
Doon ka mid ah kuwa lagu tartamo ayaa shil ku gashay Harada Arizona ee dalka Maraykanka 🚨#BREAKING: Watch wild and terrifying footage as a high powered speedboat traveling over 200 mph launches into the air then crashes violently …

10th May 2025 admin
Glasgow:-Wakiilka DPL ee Dalka Scotland ayaa ka qaybgalay shir caalamiya oo lagu qabtay magaalada Glasgow ee Scotland. Wakiilka DPL ee Scotland Amb Raage Xaaji Maxamed ayaa magaalada Glasgow kaga qaybgalay shir caalamiya oo lagu qabtay magaalada Glasgow kaas oo ay …

10th May 2025 admin
Garoonka Aadan Cade war uma hayaan hase ahaatee kan Boosaaso waa la socdaan waxa ka jira. Garoonka Caalamiga ee Aadan Cde ee ku yaal Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, marka aad ka soo degtid adiga oo Soomaali ah iyo ajaaniibta dalka …