Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Waxaan taageersanahay Koonfur Galbeed, sababtoo ah waxaan aaminsanahay nidaamka federaalka, Dastuurkeenna iyo heshiisyadii aan wada galnay. Dowlad-goboleed kasta iyo bulsho kasta waxay xaq u leeyihiin inay doortaan hoggaankooda, aayahoodana ka tashadaan. Waxaan taageersanahay Koonfur Galbeed, sababtoo ah waxaan aaminsanahay nidaamka …

26th November 2026  admin  

Markii musuqmaasaqa madaxweynaha la fhmoba waa ordayaa oo Markab xeebta ayaa la fuulayaa iyada oo la leeyhay shidaal ayaan soo saaraynaa. Madaxweynu waa Shactiroole …

26th November 2026  admin  

Baaderi Kaniisad Father Patricio Sánchez ayaa waxa dilay ayaa waxa dilay tiirkii crucifix صليب saliib ⚪ Estremecedor. Salió a la luz el último sermón del sacerdote Patricio Sánchez minutos antes de morir aplastado por un cristo de madera en Guayaquil. …

26th November 2026  admin  

Titanic: Sheekada ninkii keliya ee Afrikaan ahaa ee saarnaa markabka 10-kii Abriil 1912, markabkii ugu casrisanaa dhinaca tiknoolajiyadda ee xilligaas la dhisay ayaa safarkiisii ugu horreeyay ka bilaabay magaalada Southampton. Markabka RMS Titanic waxaa saarnaa 2,201 qof, isaga oo ku …