Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
35 Sano ka dinb wada hadalkii Caydiid iyo Ciqaal ayaa hadda mid la mid ah ka bilowday Muqdisho Intii ay dawladda Federaalku ku guda jirtay samaynta maamulka Waqooyi Bari oo ay ku doonayeen inay ku bur buriyaan maamulka Puntland, waxa …

26th November 2026 admin
Dowladda Kenya oo sheegtay in dad ku hoos jira burburka dhismaha Islii xiriir lala sameeyay Waxaa weli socda howlgallada lagu baadi-goobayo dadka la rumeysanyahay in ay ku hoos jiraan dhismaha shalay ku dumay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Wasiirka arrimaha …

26th November 2026 admin
“1991-kii waxaa Raxanweyn ku soo duulay Genaral Caydiid waxa uu laayay dadkayagii, waxa uu la wareegay beerihii iyo hantidii. “Maanta Xasan Sheekh ayaa Raxanweyn ku soo duulay wuxuu burburiyay maamulkii, waxa uu ku duqaynayaa diyaarado, waxa uu rabaa inuu na …

26th November 2026 admin
Ma noo aqoonsan tihiin inaanu degaanada kale ee gobolka Bari la midna nahay.m sidaas waxa yidhi Allah u naxariistee nabadoon Shiine Xuseen Gurxan oo maanta la dilay Allah ha u naxariistee Caaqil Shiine Xuseen Gurxan, oo ka mid ahaa nabadoonada …







