Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th February 2024  admin  

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa heshiiska difaac ee ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo uu baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay toddobaadkii hore iyaga oo aan akhrin. Heshiiskan oo ay Ankara ku kala saxiixdeen labada wasiir ee gaashaandhig ee Soomaaliya …

29th February 2024  admin  

Algeria oo xariga ka jartay Masjidka ugu weyn Afrika Dalka Algeria ayaa Axaddii shalay ahayd xariga ka jaray Masaajid-ka ugu weyn Afrika oo ku yaalla xeebta Mediterranean ka kadib sannado badan oo carqalado siyaasadeed oo u rogay mashruucan inuu dib …

29th February 2024  admin  

Saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhoolatus Ciidan uga qeyb-galaya Dalka dibadiisa ayaa ka anbabaxay garoonka diyaaraddaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Dhoolatuskan oo ka dhacaya dalka Kenya ayaa waxaa qeyb ka ah dowlado kala duwan …

29th February 2024  admin  

Xildhibaannada Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista cutubka 2aad ee Dastuurka Xildhibaannada Labada Aqal ayaa aragtidooda ka dhiibtay cutubka labaad ee dib u eegista Dastuurka oo ay ugu horreeyaan arrimaha Diinta, xuquuqda aasaasiga ee muwaadinka Soomaaliyeed sida xorriyadda …