Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th May 2026  admin  

labo diyaaradood oo kuwa dagaalka Maraykanka ayaa hawada sare isku duqeeyey …

20th May 2026  admin  

Maxay Imaaraadka u beeniyeen safarka Netanyahu, Israa’iilna ay u shaacisay? Wax ka yar laba saacadood ka dib markii Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil uu si rasmi ah u xaqiijiyay booqashadiisa Imaaraadka Carabta iyo kulan uu la yeeshay Maxamed bin Zayed, madaxweynaha …

20th May 2026  admin  

Dawladda Jabuuti oo markii ugu horaysay wasiir u magcawday beesha Daarood. Ra’isul wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamill, ayaa markii ugu horaysay ku soo daray golihiisa wasiirada gabadh ka soo jeeda Beesha Daarood, Dhulbahante, Hayaag. Wasiirka Dhaqanka iyo Ciyaaraha ayaa loo magcaabay …

20th May 2026  admin  

Villa Wardhiigleey oo soo saaratay warmurtiyeed ay jeebkeeda kala soo baxday Midowga Yurub (EU): Danjire Francesca oo ah madaxa EU ee Soomaaliya, waxay si toos ah u abaartay khilaafka iyo wada-hadalladii fashilmay. Waxay si cad u sheegtay inay shalay la …