26th November 2026  admin  Category :

Waxaan taageersanahay Koonfur Galbeed, sababtoo ah waxaan aaminsanahay nidaamka federaalka, Dastuurkeenna iyo heshiisyadii aan wada galnay. Dowlad-goboleed kasta iyo bulsho kasta waxay xaq u leeyihiin inay doortaan hoggaankooda, aayahoodana ka tashadaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*