Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Puntland oo rag kasoo jeeda Marooko dil toogasho ah ku xukuntay Maxkamad ciidan oo ku taal magaalada Boosaaso ayaa xukunno kala duwan ku ridday rag isugu jira Soomaali iyo ajaaniib lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Daacishta Soomaaliya. Raggan …

23rd September 2024  admin  

Culusoow iyo Abiy Axmed oo markii saddexaad isku arkaya shir caalami ah Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa ku sugan raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, iyo sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gelinkii dambe ee maanta gaaray.…

23rd September 2024  admin  

Akhriso Beelaha ay soo jeedaan Wasiirada dawladda Puntland ee uu magacaabay madaxweyne Saciid Deni Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u magacaabay Golihiisa Wasiirada Cusub. 1. Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ayaa mar kale loo magacaanay Maxamed …

23rd September 2024  admin  

Shirka golaha deegaanka ee QM oo ka furmay Nairobi Shirka Golaha deegaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayada oo ay ka qaygalayaan madaxda iyo wafuud ka kala socota 193-ka dal ee xubnaha ka ah …