26th April 2024  admin  Category :

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB GALAY FURITAANKA SHIRKA LOOGA HADLAYO XAALADDA SIYAASADEED EE DALKA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB GALAY FURITAANKA SHIRKA LOOGA HADLAYO XAALADDA SIYAASADEED EE DALKA

Garoowe, Maarso 23, 2024; Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magalaada Garoowe kaga qayb shirka looga hadlayo marxaladda guud ee dalka uu marayo, xoojinta dadaallada dowlad-dhiska Soomaaliyeed, adkaynta wadajirka iyo midnimada dadkeenna iyo arrimaha ku aaddan hannaanka aan heshiiska lagu ahayn ee lagu beddelayo dastuurka dalka.

Shirka oo uu gogoshiisa fidiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwaynihii Hore ee JFS Mudane Shariif Sheekh Axmed, Xildhaanno ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, Guddoonka Golaha Wakiillada iyo xubnaha ka tirsan goleyaasha kala duwan Puntland.

DHAMMAAAD

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*