Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay halista damaca gurracan ee Ethiopia Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay leedahay xasilloonida …

23rd September 2024  admin  

Putin oo ku hanjabay adeegsiga hubka nuclear-ka Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u digay dalalka reer Galbeedka, isaga oo sheegay in ay bilaabayaan dagaal loo adeegsado hubka nuclearka haddii ay ciidamo u diraan dalka Ukraine. Waxa uu sheegay inuu haysto …

23rd September 2024  admin  

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu ka shaqaynayao arin uu ku fashilmay markii uu madaxwey ahaa Maanta, waxaan dib ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho oo aan ka sii …

23rd September 2024  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaaleynta iyo Dib-uheshisiinta Jubbaland ayaa ka warbixisay habsami …