Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Haysashadii Al-Shabaab ee Hotel SYL oo lasoo afjaray Haysashadii kooxda Al-Shabaab ee hotel u dhow madaxtooyada Soomaaliya ayaa lasoo afjaray Jimcaha maanta ah, kadib 13 saac, ayada oo la dilay dhammaan dableydii kooxda, waxaa sidaas xaqiijiyey sarkaal ka tirsan booliska.…

22nd September 2024  admin  

Afar arrimood ka ogow hoteelkan ay degaan mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ee xalay la weeraray Dagaal-yahanno ka tirsan kooxda al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday hoteelka oo ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya, sida ay ilo dhanka amniga ah u …

22nd September 2024  admin  

Sidee buu u dhintay suxufigan lagu dilay Cabudwaaq ee geeridiisu dad badan ka caraysiisay? Cabdikariin Axmed Bulxan oo ahaa saxafi ka tirsan Telafishinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray rasaas ku dhacday shalay. Sida uu BBC …

22nd September 2024  admin  

Dawladda Soomaaliya maxay ka tiri in Imaaraatku joojiyay kaalmadii ciidan ee uu siin jiray Soomaaliya? Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ‘dacaayad’ ku tilmaamtay warar sheegaya in uu hakad ku yimid mushaarka qaar ka mid ah ciidamada dawladda, sababo la xariira in …