Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Maxkamad ku taalla Maraykanka oo laashay sharci qaban lahaa dadka darbiyada ka booda ee Soomaalidu ka mid tahay Maxkamad ku taal Maraykanka ayaa hakisay sharciga socdaalka ee gobolka Teksas ee muranka dhaliyay, kaas oo ah mid ka mid ah kuwii …

22nd September 2024  admin  

Shaqaalaha Shiineeska ee Afrika oo aad hoos ugu dhacay Tirada shaqaalaha Shiinaha ee guud ahaan Afrika ayaa gaartay heerkii ugu hooseeyay in ka badan toban sano, waxaa sidaas muujisay xog cusub oo ka soo baxday Xafiiska Tirakoobka Qaranka Shiinaha. …

22nd September 2024  admin  

Maxay tahay sababta ka dambeysa safarrada is daba joogga ah ee madaxweynaha uu ku tagayo Eritrea Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan gaaray magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea halkaa oo uu kulan kula yeeshay dhiggiisa dalkaasi, Isaias Afwerki.…

22nd September 2024  admin  

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Maxamed Axmed Yuusuf (Maxamed Xawar), oo ku geeriyooday dalka Hindiya Marxuum  Maxamed Axmed Yuusuf (Maxamed Xawar) waxaan Allah uga …