Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Madaxa Gargaarka ee QM oo booqday magaalada Baydhabo oo xuddun u ah abaaraha ka jira Soomaaliya Madaxa gargaarka ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa Soomaaliya ku tegey booqashadiisii ugu horraysay, wuxuuna booqday maamul goboleedka Koonfur Galbeed oo xuddun u ah …

11th October 2024  admin  

Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF oo ay weheliyaan ciidanka PISF ayaa hawlgal wadajir ah oo qorshaysan ka fuliyey buuralayda Calmadaw, si gaar ah deegaanada ku teedsan ee kala ah Ceel-dibir, Majiyahan, Ceel-kharaar, Dhadhaabo iyo Macag. Hawlgalka ayaa lagu …

11th October 2024  admin  

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada dawladda Puntland, Ilyaas Cusmaan Lugatoor ayaa kormeeray garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Boosaaso, oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ku socotay balaarin. …

11th October 2024  admin  

Waa kuma Ergeyga cusub uu Midowga Afrika u soo magacaabay Soomaaliya ? Midowga Afrika ayaa Ergey cusub u soo magacaabay dalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Guddiga Midowga Danjire Mousa Faki Mahamat ayaa Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya u …