28th September 2023 admin Category :
Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada dawladda Puntland, Ilyaas Cusmaan Lugatoor ayaa kormeeray garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Boosaaso, oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ku socotay balaarin.