Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Maxaa Soomaaliya uga qorsheysan kursiga loo doortay ee Golaha Ammaanka? Soomaaliya ayaa ku guuleysatay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo lagu tilmaamay tallaabo muhiim ah oo u soo hoyatay dalka ay colaaduhu ragaadiyeen 30-kii …

21st September 2024  admin  

Wasiirka wasaaradda caafimadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel oo uu weheliyo wasiiru-dowlaha Wasaarada Mudane Ahmed Sheikh Farah ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay gudoomiyaha Xafiiska Hantidhowrka ee Dowladda Puntland Mudane Cismaan Maxamuud Cali. …

21st September 2024  admin  

Sida hooyadan loo soo gaarsiiyay warka wiilasheedii tahriibka 15-ka sano kaga maqnaa iyada oo u fadhiday tacsida halkii wiil ee u haray Qoraalka sawirka,Socdaalkooda liibiya waxa uu ku saabsanaa in ay ka sii tahriibaan si ay nolol cusub uga bilaabaan …

21st September 2024  admin  

5 nin oo mootooley ah oo ahaa dadkii ugu hor gaarray halka ay ku dhacday diyaaradii Ra’iisi oo loo diiday in ay hadlaan Turkiga iyo Ciidamada awoodda badane e Ilaalada Kacaanka ee Iran waxay sheegeen in markii ugu horeysan ay …