Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Markan dadkii dhintay ayaa la miisamayaa oo lacag laga doonayaa marka eheladoodu ay Kala soo baxeen qabuurihii ay ku aasnaayeen, ka Dib markii lagu war geliyey in qabuuraha dhul ganacso laga dhigayo WTF!! Are we seriously dealing with warlords again? …

21st September 2024  admin  

Maydka ma loo soo saari karaa in halka uu ku aasan yahay goobo ganacsi looga samaysto oo ah sida ay doonayaan qoyska madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow …

21st September 2024  admin  

Markab weyn oo sida Konteenaro ayaa ku soo xirtay Dekeda Boosaaso taas oo ka danbeysay ka dib marii Xukumada Dowladda Puntland oo Hormuud u yahay Madaxweyne Saciid Cabdulaahi Deni uu Meelmeriyey Balanqaadkiisii ahaa Balaadhinta iyo dhismaha Dekedada Boosaaso Waxaan Kormeer …

21st September 2024  admin  

Dadweyne isugu soo baxay qubuuraha Iskuul Booliisiya ee Muqdisho Dadweyne fara-badan ayaa maanta iskugu soo baxay agagaarka akadamiyada booliiska ee Muqdisho iyaga oo doonaya inay helaan xog ku saabsan sida ay ula bixi karaan maydadka ehelladooda ku aasan qabuuraha dugisga …