Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Siyaasiyiinta beesha Isaaq dhexdhexaad kama aha badda ay Soomaalida iyo Kenya ay isku haystaan. Waxayna la jiraan Kenya. Waxay Kenya iyo Itoobiya ugu baaqeen inay Walawaynta qabsadaan …

26th November 2026 admin
MUDAAHARAAD LOOGA SOO HORJEEDO KENYA OO KA DHACAY HEGUE …

26th November 2026 admin
Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda (ICJ) ee magaalada Hague ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay dhageysiga dacwada Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Dhageysiga Dacwada oo socon doonta muddo afar maalmood ayaa waxaa maanta Maxkamaddu dhageysatay dooda ay ka …

26th November 2026 admin
Maxaa ka jira in shirkad ka jirta magaalada Muqdisho ay heshiis la soo gashay shrikad kalle oo ka dhisan dalka Ingiriiska si qashinka aafeeyey dalka Lebenaan loo keenio lahaa dalka Soomaaliya? Waxaa warbixinta ay sheegeeysaa in shirkadda Ingiriiska ay soo …







