Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Soomaali isuma Habar wacan HAG ayaa soo guuray Doodii maanta ee Maxkamaddii caalamia ahayd Somaaliya waxa u hadlay Afar Qareen oo Caalami ah, dhinaca Soomaalida waxa goob joog ka ahaa kooxdii HAG ee magaca Soomaaliyeed ku qaraaban jirtay. Halkan ka …

26th November 2026 admin
Ra’iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya oo si diirran loogu soo dhoweeyey Caasimadda Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 September, 2016 Magaalada Garoowe kusoo dhoweeyey Ra’iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke …
26th November 2026 admin
Fanaankii ay Dadaqalatooyinku Muqdushu ku dileen maalintii shalay heestan ayuu qaadi jiray Allah ha u naxariistee Cabdi Maxamed Jaamac Safaari waa tan heestiisii …

26th November 2026 admin
Kiinyaaitgii doonayey inay badda Soomaaliya dhacaan Waa isu soo habar wacdeen, halka Soomaalida iyagu weli ay qabyaaladdu kala xoog wayn tahay Qaranimadda Macalimiintii sharciga ka dhgi jiray jaaamacadaha ugu caansan aduunka oo asalkoodu ahaa Kiinyaatiga maanta maxkamadda ayeey fadhiyeen …







