Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Waxaa maanta Magaalada Badhan lagu so dhaweeyay wasiirkii hored ee dawladda federaalka Soomaaliya Mohamud Cali Kaanje. Xaquuqda sawirka Cismaan shireh …

26th November 2026 admin
Garaad Saleebaan Oo Canbaareeyey Hadalo Ka Soo Yeedhay Jaamac Garaad Ismaaciil Iyo Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa canbaareyn kulul dusha uga tuuray Jaamac Garaad Ismaaciil Iyo Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed oo dhawaan ka hadlay xiisad colaadeed …

26th November 2026 admin
Wiil uu dhalay Donald Trump ayaa isaga oo diidan in gebi ahaanba loo soo qaado dalka Maraykaka qaxooiga dhibaataysan ee reer Siiriya wuxu internetka soo dhigay qoraalkan Haddii aniga oo haysta Madiibad ama Baaquli Nac nac ah aan kugu iraahdo …

26th November 2026 admin
Guri Ceel iyo Cadaado haddi ay maamul goboleed noqdeen maxaa diidaya in Jalalaqso iyo Garisyaani ay iyagna maamul samaystaan. Jowharna Maaml goboleed loo sameeyo https://youtu.be/uyF1PgJacpw . …







