26th July 2024  admin  Category :

Wiil uu  dhalay Donald Trump ayaa  isaga oo diidan in gebi ahaanba loo soo qaado dalka Maraykaka  qaxooiga dhibaataysan ee reer Siiriya  wuxu internetka   soo dhigay qoraalkan

Picture of a bowl of skittles. Accompanying text says: "If I had a bowl of skittles and I told you just three would kill you, would you take a handful?''

Haddii aniga oo haysta  Madiibad ama Baaquli Nac nac ah  aan kugu iraahdo waxa ku Jira sadex xabo  oo  ku dilaya haddii aad  cunto, ma  ka qaadan lahayd cantoobo oo sacabka ma buuxsan lahayd sidaa waxa soo qoray mid uu dhalay Odayga Cunsuriga  Donald Trump oo la yiraahdo Donald Trump Jr “Sidaa waxa ka dhigan qaxootiga Siiriya  ayuu sii raaciyey

Image result for syrian refugees child umblance

 Image result for syrian refugees

Image result for syrian refugees

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*