Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Caruurtii iyo Dumarkii ku cayroobey abaarta gobolka Sanaag ka jirta, oo qaarkood maskaxiyan ayna deganayn markii ay xooluhii ka dhamaadeen, ayaa hadda maamulka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin Ka faaiidaysanayaa dhibka soo gaartay oo inta ay Shilomo siiyeen …

27th November 2026 admin
Damuljadiid lunsan oo Kismaayo laaluush la doontay si uu Xildhibaan uga helo Wasiirka macdan iyo Batroolka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim, ioo ka soo jeeda beesha Gaaljecel ee Hawiye, ayaa isaga kursi Xildhibaan ku raadinaya lacagtii uu Damuljadiid qoondada uga helay …

27th November 2026 admin
Maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee SNM, ayaa Lacagtii Bulshada caalamku ugu talo galay in la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen, Waxay u isticmaalayaan si khaldan iyo inay Gaajo iyo haraad u dilaan dadkii loogu talo galay in lacagtan …

27th November 2026 admin
Madaxweeynihii hore ee DF Xassan Shiikh ayaa sheegay inuu qabanayo shirweeyne qaran kaas oo uusan qaban afartii sanno ee uu heeystay. Xassan Shiikh oo afar sanno ka hor yimid xafiiska ayaa soo kordhiyey; Iska hor keenitaanka qabiiladda; Musuqmaasuq baahsan; Mooshin …







