29th March 2024  admin  Category :

Caruurtii iyo Dumarkii ku cayroobey abaarta gobolka Sanaag ka jirta,  oo qaarkood maskaxiyan ayna deganayn  markii ay xooluhii  ka dhamaadeen,  ayaa  hadda maamulka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin  Ka faaiidaysanayaa dhibka soo gaartay oo inta ay Shilomo siiyeen warbaahinta soo hor fariisiyeen.

Hoos ka daawo Qoysas ay xoolihii kaga  dhamaadeen gobolka sanaag oo Hargaysa loo qaaday si mid ka mid ah Xisbiyada beelaha Isaaq u xayeesiiyaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*