Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Shaqaalihii Villa Soomaaliya ka shaqaynayey ee u badnaa beesha Hawiye ayaa musuqmaasaqii iyo xatooyadii Qaranka Soomaaliyeed ku noqday Xildhibanado Xildhibaanada maantra Jku soo bxay lacagtii laga musuqmaasaqay QarankaSoomaaliyeed waxa ka mid ah Wasiir dawlihii hore ee madaxtooyada Soomaaliya, Agaasimaha Madaxtooyada, …

27th November 2026 admin
Labo qof ayaa ku dhintay dab ka kacay guri ku yaal magaalada Badhan, sidoo kalle waxaa ku dhaawacmay dhawr qof. https://youtu.be/Gyv0cZhwcV4 Allsanaag.com…

27th November 2026 admin
Barnaamij Dareenka Shacabka ayaa lagu soo qaatay arrimo badan oo ay ka mid yihiin doorashooyiinka xildhibaanada aqalka hoose iyo musuqmaasuqa hareeyay, dagaalka Gaalkacyo ka dhacay, danaha wadamada carabta iyo Turkiga ay Soomaaliya ka leeyihiin iyo dabcan arrimaha ku aadan siyaasada …

27th November 2026 admin
Waxaa welli meel xun mareeysa abaarta ka jirtay dalka oo idil. Meelaha abaarta ay ka jirto ayaa waxaa ka mid deegaanada hoos dhaca magaalada Ceelbuh oo ka mid ah gobolka Sanaag, dadkaas ayaa codsanaya maamulada hareeraha ka jira iyo jaaliyadda …







