26th July 2024  admin  Category :

Shaqaalihii Villa Soomaaliya ka shaqaynayey ee u badnaa beesha Hawiye  ayaa musuqmaasaqii iyo xatooyadii Qaranka Soomaaliyeed ku noqday  Xildhibanado

Xildhibaanada maantra Jku soo bxay lacagtii laga musuqmaasaqay QarankaSoomaaliyeed waxa ka mid ah Wasiir dawlihii hore ee madaxtooyada Soomaaliya, Agaasimaha Madaxtooyada, agaasime ku xigeenka madaxtooyada, Wasiirka amniga oo Xasan Culusoow abti u ah, Xildhibaankii u qaabilsanaa Mooshinada madaxtooyada laga diyaariyo inuu  hor  geeyo Baarlamaanka Soomaaliya

1)- Khadiijo Maxamed Diiriye   Beesha Yaxar

2)- Maxamed Xasan Qoone   Beesha CabdaleSamatalis.

3)- Cabdirisaaq Cumar Maxamed Beesha IbraahimCiise.

4)- Faarax Shiikh Cabdqaadir Beesha Reer OwXasan

5)-Cabdullaahi Maxamed Cali(Sanbaloolshe)Beesha Cali Madaxweyne

6)-Cali Maxamed Cumar(CaliBalcad) Beesha Hilibi

7)-Aadan Cali Xasan Kamaandey Beesha Moobleen.

8)- Xiis Xasan Nuur Aadan oo ah haweeney  (Baajamaal)

 

dorasho-jwhr-8

dorasho-jwhr-1

dorasho-jwhr-2

dorasho-jwhr-3

dorasho-jwhr-4

dorasho-jwhr-5

dorasho-jwhr-6

dorasho-jwhr-7

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*