29th March 2024  admin  Category :

Waxaa welli meel xun mareeysa abaarta ka jirtay dalka oo idil. Meelaha abaarta ay ka jirto ayaa waxaa ka mid deegaanada hoos dhaca magaalada Ceelbuh oo ka mid ah gobolka Sanaag, dadkaas ayaa codsanaya maamulada hareeraha ka jira iyo jaaliyadda dibedda in gar gaar ay la soo gaaro.

Arrimahan abaarta dhaceeysa waa mid laga baran karro cashar; casharkaas oo ah in marka dadka ay kalla qeeybsan yihiin sida ay ulla kulmayaan dayaca iyo darxummada. Maanta in dadkan ay u qeeyliyaan Garoowe iyo Hargeeysa sababteeda waa mid la garanayo si looga baxana waa in isbeddalka uu ka yimaadaa dadka doortay in sidaa ay wax noqodaan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*