23rd October 2024  admin  Category :

Culusow oo horay AK47 iyo Bambooyin u soo diray Gaalkacayo ayaa maanta Dawo u soo diray Maleeshiyaadkiisii ku dhaawacmay  duulaankii ay ku soo qaadeen Galkacayo

Xasan Culusoow oo dawo u soo diray maleeshiyaadkiisii ku dhaawacmay dagaalkii ay ku soo qaadeen magaalada Gaalkacayo.

Xasam Culusoow ayaa amar ku bixiyey in dawo deg deg ah la gaarsiiyo maleeshiyaadkii ku dhaawacmay duulaankii ay  dhowaa ku soo qaadeen  magaalada Galkacayo.Sidoo kalena ku amray wasaaradda Caafimaadka Sloomaaliya  in dalka dibadiisa loo qaado kuwo dhaawacoodu xun yahay

 

232-3f2

232-3f1

232-3f

https://youtu.be/Cnc9_Q-zo_E

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*