29th March 2024  admin  Category :

Madaxweeynihii hore ee DF Xassan Shiikh ayaa sheegay inuu qabanayo shirweeyne qaran kaas oo uusan qaban afartii sanno ee uu heeystay.

Xassan Shiikh oo afar sanno ka hor yimid xafiiska ayaa soo kordhiyey;

Iska hor keenitaanka qabiiladda;

Musuqmaasuq baahsan;

Mooshin lacag lagu bixiyo oo aan kalla joogsi laheen;

Dhoofinta hablihii Soomaaliyeed ee Sacuudiga;

Amnigii dalka oo aan waxba laga qaban iyo arrimo badan oo kalle oo aan halkan lagu soo koobi karin. Hadba shacabka Soomaaliyeed umma baahna, xiisana umma qabaan soo noqoshada iyo shirinta Xassan Shiikh.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*