Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Shacabka Puntland oo Isbaar Dhiiga looga jago loo dhigtay hawada sare Diyaaradda Jubba Airways oo xarunteedu tahay magaalada Muqdisho, ayaa isbaaro ay dhiiga kaga jaqayaan shacabka Puntland u dhigtay hawada sare. Diyaaradan ayaa qiimo qaaliya oo caqliga gelin ka qaada …

27th November 2026 admin
Roobkii xalay fiidkii ka bilowday magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Barim ayaa ilaa saaka subaxnimaddi ka da’yey magalada Boosaaso. Wararkan wixii ku soo kordha gadaal ayaan idiin ka soo sheegaynaa…

27th November 2026 admin
Irirsamaale oo ku midaysan in Harti Waqooyi ayna Aqalka sare Xildhibaano ka helin Waxaa maalintii 3aad ka soconaya magaalada Muqdisho shirka madasha wadatashiga oo looga hadlayo qodobo xasaas ah oo la xiriira arimaha doorashada, waxaana warar hor dhac ah …

27th November 2026 admin
Ciidamada Jubbaland iyo Dadqalatooyinka oo ku dagaalmay degaano ka tirsan Jubbada hoose Ciidamada qalabka Sida ee Jubbaland oo kaashanaya dadka deeganka ayaa Hawlgalo la qorsheeyay shalay ka fuliyay deeganada Xeer-Xaani Kaamjaroon Golashimbi iyo Kaamjaroon hawlgaladaas oo looga gol lahaa sidii …







