27th April 2024  admin  Category :

 

Irirsamaale oo ku midaysan in Harti Waqooyi ayna  Aqalka sare Xildhibaano ka helin

Waxaa maalintii 3aad ka soconaya magaalada Muqdisho shirka madasha wadatashiga  oo looga hadlayo qodobo xasaas ah oo la xiriira arimaha doorashada, waxaana warar hor dhac ah oo soo baxaya sheegaya in uu jiraan qodobo leysku mari la’yahay.

Qodobka ilaa hadda lagu heshiin la’yahay oo beelaha Irirsamaale iyaga oo midaysan ay wada diidan yihiin waa in Xildhibaano ka soo jeeda beelaha  Harti waqooyi ayna ka iman Waqooyiga Soomaaliya

.

BH0A5720BH0A5730BH0A5759BH0A5778BH0A5783  BH0A5787BH0A5788BH0A5789BH0A5793BH0A5797BH0A5798

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*