Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Daawo muuqaalka jidkii Barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo halka uu marayo. Muuqaalkan waxa qaaday Dhalinyaro rafaad ku mari jirtay dariiqan oo maanta ku faraxsan halka ay wax narayaan…

27th November 2026 admin
Denbiyadan dadkii galay goormaa maxkamad la hor keeni doonaa. Magacaygu waa Maryan, waxaan ku noolaa Muqdisho, waxaan dhigan jiray mid ka mid ah jaamacadihii Muqdisho burburka ka hor. Waxaanu isku jaamacad ahayn oo aanu asxaab dhow ahayn gabdho dhowr ah …

27th November 2026 admin
Guriga Generaal Ilkojiir ee magaalada Muqdisho iyo Xildhibaanka Aqalka sare Xildhibaanaddii Aqalka sare ee waqooyiga Soomaliya ee ka imanayey Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa labo mid noqonaya. sida ay noo sheegeen ilo lagu kalsoon yahay. 1- In la siiyo beelihii …

27th November 2026 admin
Khaatumo iyo SNM horta maxay ka wada hadlayaan? Wada hadal uu dhinaca beesha Isaaq hogaaminayo Faysal cali Waraabe iyo garab Khaatumo ka mid ah oo uu hogaaminayo Gudoomiyahii hore ee baarlamaanka Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa ka furmay dalka …







