Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Afka Ingiriiska ayuu noqday afka ay ku wada hadlayaan Khaatumo iyo SNM. Madaxda beelaha Isaaq iyo kooxda ka falaagoowday beesha Dhulbahante ee shirku uga socdo dalka Itooboya, ayaa waxay ku heshiiyeen inay ku wada hadlaan luqadda Ingiriiska sida inta badan …

27th November 2026 admin
Xildhibaankii kursiga beesha Ciidaglae iyo Musharaxii oo seexday. Kursiga Aqalka Hoose ee Kursiga Beesha Ciidagale, Baha Deqsi, ayaa waxa u wada tartamay nin hurda iyo wasiir hore oo ka mid ahaa dawladdii KMG ahayd ee Sheekh Shariif madaxweynaha ka ahaa.…

27th November 2026 admin
Hogaanka Dhulbahante ee joogay Nov,1920 iyo hogaanka Dhulbahante ee jooga Nov, 2016 aad ayeey u kala fog yihiin Qoraalka hoose ee ku qoran afka Ingiriiska, waa in yar oo aan ka soo qaadanay qoraal laga qporay maalintii Daraawiishtii Soomaaliyeed ee …

27th November 2026 admin
Dhalaanka Damuljadiid , HAG IYo Farmaajo oo wada socda Suufiga Siyaasadda Soomaaliyeed Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, oo dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa Barakacayaashii uu Muqdisho kula kulmay u sheegay inuu u tartamayo Madaxweynaha Soomaaliya. Laakiinse xaqiiqda jirtaa sidaa wa ku …







