26th July 2024  admin  Category :

Xildhibaankii kursiga beesha Ciidaglae iyo Musharaxii  oo seexday.

Kursiga Aqalka Hoose ee Kursiga Beesha Ciidagale, Baha Deqsi, ayaa waxa u wada tartamay nin hurda iyo wasiir hore oo ka mid ahaa dawladdii KMG ahayd ee Sheekh Shariif madaxweynaha ka ahaa.

2-7

Kursigan ayaa 47 cod waxa ku guulaystay Xuseen carab Ciise. Isaga oo ka guulaystay  la taliyaha  gudoomiyaha xisbiga UCUD Faysal Cali Waraabe .Musharaxani isaga oo qaadiraysan ayuu madasha yimid intii ay doorashadu socotayna waa hurday. Dimoqraadiyadda Soomaaliya iyo 2016

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*