26th July 2024  admin  Category :

Afka Ingiriiska ayuu   noqday afka ay ku wada hadlayaan Khaatumo iyo SNM.

Madaxda beelaha Isaaq iyo kooxda ka falaagoowday beesha Dhulbahante ee shirku uga socdo dalka Itooboya, ayaa waxay ku heshiiyeen inay ku wada hadlaan luqadda  Ingiriiska sida inta badan ee Bulshada Dhulbahante ayna u fahmin in Cali Khaliif iyo Kooxdiisu ay SNM isku darsadeen oo ay is dhiibeen

https://youtu.be/MRY6gZb7RLU

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*