Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Muqdisho Casho sharaf ugu Sameeyey Xildhibanada Labada Aqal ee Puntland U Metelaya Baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa caawa 22 December …

27th November 2026 admin
Culimadda Soomaaliyeed goormay ka hadlayaan Madaxda dhaqan xumada Caruurta Soomaaliyeed baraysa, Halka ay maanta canbaaraynayaan gabdho kubbad ku ciyaaraya Garowe . Ninka sheegta taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Xaamud, waaa aabaha dhaqan xumada, waana ninkii boorsada u qaadi jiray Shariif sakiin …

27th November 2026 admin
Ma taliye ciidan Soomaaliyeedbaa mise waa nin reer Xasan Culusoow u shaqeeya Taliyaha sheegta inuu yahay taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Maxa’ed Sheekh Xasan Xaamud,oo aan ka tacsiyadeen geeridii Sarkaal ka mid ahaa Ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo dhowaan la dilay …

27th November 2026 admin
Garaad Cabdilahi Cali Ciid Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmamay Wada Hadalada SNM Iyo Khaatumo …







