27th July 2024  admin  Category :

Culimadda Soomaaliyeed goormay ka hadlayaan Madaxda dhaqan xumada Caruurta Soomaaliyeed baraysa, Halka ay maanta canbaaraynayaan gabdho kubbad ku  ciyaaraya Garowe . Ninka sheegta taliyaha ciidanka  booliiska Soomaaliyeed  Xaamud, waaa aabaha dhaqan xumada, waana ninkii boorsada u qaadi jiray Shariif sakiin xilligii ay mucaardaka ku ahaayeen dawladdi cabdulaahi Yuusuf.

Gabdhaha ay culimaddu canbaareeyeen waa kuwan

Image may contain: 1 person

Image may contain: 8 people

Image may contain: 12 people

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*