Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th September 2024  admin  

Allah ha u naxariistee Xasan Xayle,  wuxuu ahaa abwaan Soomaaliyeed oo horaantii qarnigii 19aad ku noolaa magaalooyinka Laasqoray oo ahayd xaruntii dawladdii Saldanaddii  Warsangeli iyo magaalada Cadan ee Xarunta Yamen. Gabayadii Xasan Xayle mid ka mid ah,  oo uu tiriyey …

19th September 2024  admin  

Aadan Siiro, oo ah sheekha SNM, Hindiya ayuu gabar uu dhalay geeyey oo kelli kala soo baxay, si uu maalmo qabyaaladda uga sii sheekeeyo iyo aqoonsiga beeshiisa. Wasiir Cali oo ka mid ah madaxda SNM, Gabar dan yar ah ayuu …

19th September 2024  admin  

Beesha Isaaq oo 25 sano raadinaysey ictiraaf ay Soomali inteeda kale kaga go’aan, hase ahaatee Hartiga Waqooyiga Soomaaliya degaa aqoonyahanadoodu ay albaab walba ka soo xireen, ayaa maanta Arji ay aqoonsi ku raadinayaan oo yar iyo weyn isku soo qoreen …

19th September 2024  admin  

Kamaradda ayaa qabatay waqtigii Cunugan suunka laga furayey Ciidamada Amaanka  magaalada Kirkuk ee dalka Ciraaq ayaa ku guuleestay in ay gacanta ku dhigaan Wiil yar oo da’diisa lagu qiyaasay 12-sano jir ilaa 13-sano jir, kaa oo xirnaa suun lagu soo …