26th July 2024  admin  Category :

Waxaa socoda imitxaanaadka laga qaadayo darawallada gawaarida waaweeyn iyo cagafyada kuwaas oo ku shaqeen doona gaadiidkaas. Imitixaankaas waxaa ka soo qeeyb gallay dad boqol iyo labaatan kor u dhaafaya, waxaana laga qaadan doonaa inta ku guuleeysatay  kaxaynta gawaarida iyo ku shaqeeynta qalabka cagafyada.

e2

Lixdankaan dareewal oo ku soo baxay isku shaandheyn lagu sameeyey ku dhawaad 120- Dareewal oo soo codsaday ku shaqaynta gaadiidkaan ayaa waxaa imtixaanka laga qaadayey kormeer ka ahaa xubno khuburo ah oo ay soo xuleen guddiga mashruuca dhismaha wadada ceel-daahir –ceergaabo.
Maxamed Mahad Ciise oo xubin ka ah guddiga ayaa ka sheekeeyey marxaladihii kala duwanaa ee dareewaladaan laga qaadayo imtixaanka soomareen , halka uu Generaal Cali Ismaaciil oo ku hadlayey magaca guddiga sare ee mashruuca natiijo wanaagsan u rajeeyey tartamayaasha

hh

vlcsnap-2358-06-05-22h40m36s313

vlcsnap-1826-05-30-04h06m22s729

https://youtu.be/y_iEnMkifOs

e3

 

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*