26th July 2024  admin  Category :

Taliyiihii maleeshiyaadka   beelaha Hawiye ee Koonfurta Soomaaliya . Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaanle) ayaa goor dhow ku geeriyooday qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Sida ay sheegayaan wararka qaraxan oo ahaa mid loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala beegsaday gaari uu la socday Taliyaha oo marayay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Taliye Goobaanle iyo ilaalo la socotay ay ku dhinteen qaraxaas, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*