Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

“Macno weyn samayn mayso idinkoo Bulshada  Soomaaliyed  la hadlaya inaad   afqalaad ku wada khudbadaysaan .Sidaa waxa yiri madaxweynaha Jubbalan Sayid Axmed Madoobe https://youtu.be/YstRdoaNtjo…

20th September 2024  admin  

SNM iyo Alshabaabka konfurta Soomaaliya oo si wada jir ah uga hor yimid warmuriyeedkii IGAD https://youtu.be/nQb7nvANTcI  …

20th September 2024  admin  

Safiirka  Ingiriiska u fadhiya dalka Sacuudi Careebiya Simon Paul Collis iyo xaaskiisa Huda Mujarkech ayaa sanadkan soo xajiyey ka dib markii ay qaateen Diinta Islaamka, sida uu qoray joornaalka arabnews.com http://khaleejtimes.com/nation/general/british-ambassador-to-saudi-arabia-embraces-islam…

20th September 2024  admin  

Koonfurta Soomaaliya waa wada argagixiso, Budhcad badeeed iyo dad an lala dhaqmi Karin socon wayday. Beentii  SNM ay ka fidin jireen Koonfurta Soomaaliya si ay aqoonsi u helaan socon wayday oo caalamkii waa ku ogaaday huuhaadii iyo Anagaa Sooonaali ugu …