Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Shirkii Balicad Oo Magac Loo Bixiyay Iyo Qorshaha Cali Khaliif Kooxdan tirada yar ayaa wadata siyaasad ah in Dhulbahante iyo Khaatumo la hoos geeyo maamul beeleed SNM si ay iyaguna shilimaad iyo cad quudheed ugu raadsadaan. Shacabka Reer Khaatumo se …

20th September 2024  admin  

Siyaasiyiinta Isaaq ee wada shaqayntu ka dhaxayso Alshabaab  ayaa si qabyaaladaysan ugu  Qaadacay Gudi uu Ku Dhawaaqay Raysal Wasaaraha Somaliya.  …

20th September 2024  admin  

Caasimadda dalka Canada waa Ottawa, Waana magaalada labaad ee ugu weyn gobolka Onatao. Radiyo Muqsisho iyagu waxay qoreen sidan Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay, Michael Keating, ayaa Soomaalida ku nool Magaalada Ottawa, oo ah Caasimadda Labaad …

20th September 2024  admin  

Haddii Muqdisho sidan loogu soo dhowaynayo madaxweynihii ku fashilmay hogaankii qaranka Soomaaliyeed, weli beesha Muqdisho degtaa diyaar uma aha dawladnimo iyo in Soomaaliya ay  horay u sii  socoto si loo helo Qarankii Soomaaliyeed oo ay horay u burburiyeen https://youtu.be/_J6x11lfzMY…