26th July 2024  admin  Category :

Kooxdii Khaatumo ee Cali Khalif horboodi jiray oo isu dhiibay Isaaqland bilaa shuruud

Wasiirka Arimaha Dibada Maamulka Khaatumo Maxamuud Ismail ayaaIdaacada VOA uga Waramaya Wadahalkii Dhexmaray Maamulka Somaliland ee Ka Dhacay Caasimada Itoobiyaha Waxana uu sheegay in Wadahalkaasi haatan uu Bilaabay.

https://youtu.be/_3DOugytc2Y

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*