26th July 2024  admin  Category :

Degaanka Jiicaanyo ee u dhaxeeya Ceelbuh iyo Badhan ayaa waxa ka jirta Abaar aad u xun

Daawo sawirka maanta laga soo qaaday degaanadaas oo  10 Qoys oo reer guuraa ah oo abaartu noloshoodii saamaysay ay  hal mel wada degeen ka dib markii ay xoolihii ka dhamaadeen. Iyaguna ay halis ugu jiraan inay halka ay isku urursadeen ay haraad iyo gaajo ugu  dhintaan,

Sawirkan waxa qaaday Siciid C. Kamakama

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*